Dr Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Galmuug, waxaana doorashada ku tartamayay labada Musharax ee kala ah Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Cabdinaasir Aadan Cusmaan . Doorashada oo aheyd mid xamaasad gaar ah laheyd ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay Musharax Dr Maxamed Nuur Gacal oo helay codad gaaraya 54 halka … Continue reading Dr Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug